Xubnaha Golaha fulinta UWS



Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
oo Iftiinkoodii soo xoogeysanayo

Wareysiyo Taxane ah

Ifraax Yusuf oo ah Madax Arimaha Bulshada UWS ayaa waxay soo bandhigeysaa wareysiyo xiiso badan oo ay la yeelanayso

Barnaamijyada iyo Warsaxaafadeedyada Ururka Waddaniga Soomaaliyeed

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Shirka Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka Holland

Latest Videos
# of visitors Since April 2009: 107731
Doorashada Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed 2010


Xafladda Sanad guurada 50aad ee xornimada Somalia oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan


Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanad guurada 67aad ee SYL oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Dimishiiq ee Dalka Siiriya



Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanadguurada 67 aad ee SYL
oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Xaflad Qalinjabin ah oo ay soo
qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Kulan ku saabsan qorshaha Ururka iyo soo dhaweynta xubnaha cusub oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xaflad balaaran oo UWS ay u qabteen
Jaaliyadda Soomaalida ee Suuriya



Dhagayso Fariinta Waddaniga:
qeybtii 1aad.

News Text
Xayeeysiis Bilaash ah
Free Advertisement
Dhamaan ganacsatada, Xawaaladaha, warbaahinta, NGO-yada iyo Ururada Soomaalida la ogeysiinayaa in website-ka UWS uu bixinaayo xayeeysiis Bilaash ah. Haddii aad danaynayso in laguu sameeyo xayeeysiis Bilaash ah fadlan la soo xiriir Ururka Waddaniga Soomaaliyeed.
info@waddaniga.org


Baaq ku socda dhamaan Waddaniyiinta Soomaaliyeed: by Zahra Abdi Hersi

  hiiraan.com
 
kulanka.com
 
dalkanews.com.
 
mogadishutimes.com
 
somalisan.com
 
somalfans.com"
 
mbali.info
 
xogta.com
 Siirada Rasuulka(scw)
 
Altaqwaa.com
 Aflax.Net
 Anasheed.com
 Waaniye.com
 Muslim Kids.com
 Daarul Xadiith.com
 Tawfiiq Masjid.net
 Boqolsoon.com
 Qardhaawi.com
  Mogadis. University
  Somalia University
  Hargeisa University
  Kismayo University
  Malaysia University
  Cairo University
  Makerere University
  Nairobi University
  Khartoum University
Dastuurka ururka waddaniga soomaaliyeed

CUTUBKA 3AAD:
QAABDHISMEEDKA URURKA

Qodobka 14aad: golaha guud
Golaha guud wuxuu ka koobanyahay dhamaan xubnaha ururka oo dhan.

Qodobka 15aad: awooda golaha guud
Golaha guud waxa uu awood u leeyahay:-
A. Soo doorashada golaha dhexe marka u dhamaado waqtigoodu ama ay is casilaan si waafaqsan dastuurka ururka
B. soo gudbinta afkaarta wanaagsan iyo ka qaybqaadashada horumarka ururka

Qodobka 16aad: kulamada golaha guud A. isu imaatinka golaha guud ee ururka wuxuu u dhici karaa siyaabo badan sida qadka taleefoonka, paltalkaga ama isu imaansho caadi ah waxa uuna qabsoomayaa:-
1. marka golaha sare codsado
2. marka golaha fulintu codsado
3. marka golaha dhexe codsado
4. tala soo jeedin ay saxiixeen in ka badan kala bar xubnaha ururkku markaasna waxaa waajib ku noqonaya mamulka ururka qabashada kulanka
B kulanka guud waxa uu noqonayaa mid sharci ah marka ay kasoo qayb galaan in ka badan kala bad xubnaha ururku. Laakiin hadii ay jirto kalsooni ka qaadid, ansixin dastuur, ama wax kabadalid dastuur markaas waxaa waajib ah inay joogaan sadex meelood labo (2/3) xubnaha ururka
C kulanka guud waxa uu noqonayaa mid sharci ah tira kasta hajoogtee marka uu qabsoomi waayo kulankii ka horeeyay, kadib markii ay imaan waayeen tiradii sharciga ahayd.
D Dhamaan go'aamada isu imaatinka golaha guud waxaa lagu qaadanayaa marka ay isku raacaan codka ugu badan inta joogta

Qodobka 17: Golaha dhexe ama baarlamaanka
Ururku wuxuu yeelanayaa gola dhexe (baarlamaan) oo ka kooban 30 xubnood oo uu soo dooranayo golaha guud.

Qodobka 18: Awooda Golaha dhexe
Golaha dhexe wuxuu awood u leeyahay:-
A. Soo doorashada gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisa
B. Ansixinta iyo meel marinta miisaaniyada ururka
C. Laxisaabtanka golaha fulinta
D. Dajinta xeer hoosaadyada, dhaqan galintiisa, ilaalintiisa iyo waxka badalidooda.
E. Kadoodista warbixinada ay soo gudbiyeen golaha fulinta iyo ka codsiga warbixino gaara marka loo baahdo.

Qodobka 19aad: kulamada golaha dhexe
A. Kulamada golaha dhexe waxay ahaan doonaan bishiiba hal jeer ayakoo hadba u kulmaya sida macquulka ah haday ahaan lahayd via taleefon ama paltalk ama siyaabo kale
B. Golaha dhexe wuxuu qanan karaa shir aan joogto ahayn marka loo baahdo waana inay yimaadaan sadex meelood laba meel (2/3).
C. Golaha dhexe wuxuu go'aamadiisa ku qaadanayaa cod dheeri ah, hadii aanay jirin xaalad kalsooni ka qaadid ah markaas waxaa sharci ah in ay ogolaadaan sadex meelood labo meel xubnaha jooga (2/3).
D. Kulanku golaha dhexe wuxuu qabsoomi karaa marka ay codsadaan golaha sare iyo golaha fulinta
E Kulanka golaha dhexe wuxuu noqonayaa sharci markay yimadan in ka badan kala bar xubnihiisa. Hadii uu yahay mid aan joogta ahayn waa inay yimaadaan sadex meelood 2 meel. Kulanka labaad wuxuu noqonayaa sharci tira kasta hajoogtii hadii kii ka horeeyay qabsoomi waayo tiiradii oo buuxsami wayday darteed

Qodobka 20aad: waayida awooda golaha dhexe a. Golaha dhexe wuxuu awoodiisa waayayaa:-
1. hadii kalsoonida lagala noqdo in ka badan kala bar xubnihiisa ama ay ku waayaan xuquuqdooda sabab kamida sababaha ku xusan qodabka 12aad
2. hadii waqtigoodu dhamaado
3. is casilaad ka imaatay qofka asagoo gacantiisa kusoo qoraya ayna ka aqbalaan golaha sare.
b. hadii uu soo xaadiri waayo laba kulan oo isku xiga haduusan la imaan cudur daar la aqbali karo.
c. Hadii uu is casilo, la casilo ama uu waayo awoodiisa waxaa si ku meel gaara usii wadaya howshiisa golaha sare . wuxuuna qaban qaabanqaabinayaa doorasho mudo bil gudaheed ah.
» Click here to continue dastuurka_ururka_1aad


OGEYIIS, OGEYSIIS;
waxaa soo baxay Wargayska
CODKA WADDANIGA
Baar Waddaniga.org Kaliya
Online Membership Soomaali Map
Profile-ka Ururka
Dastuurka Ururka ...


Xubnaha Sanadka

UWS wuxuu magacaabay xubnaha Sanadka 2008 - 2009


Waaxda Waxbarashada

Halkaan kala soco Barnaamijyada waaxda Waxbarashada

Waaxda Warfaafinta UWS
Waaxda Qorshaynta UWS
Waaxda Gargaarka UWS
Waaxda Maaliyadda UWS


Hambalyo Sanadguurada 50 naad ee Madaxbanaanida Somalia July 1, 1960 - 2010


HAMBALYO SANAD GUURADA 50aad EE JUNE 26 (1960 – 2010)


Dood cilmiyeed loogu magac daray “Doorka aqoonyahanka iyo bad baadinta dalka iyo dadk


Hees loo tiriyey UWS
waxaana Sameeyey Abdullahi Maxamed Axmed (Kullane)


MAXEY TAHAY DANTA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


AWOOD LA ISKUGUMA FAANO
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


Doorka Dhalinta & Arimaha Cakiran ee Dalka


MA LA DABARGOYN KARAA QABIILKA IYO QABYAALADDA?
WQ: Yuusuf-bile Cabdi Maxamed


Beentii ayaa Rumowday!
by: Zahra Abdi Hersi


Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?
by: Zahra Abdi Hersi


QURBO WAA QARAN DUMIS !


Waddani iyo Wadaniyad
WQ: Maxamed Mosul


Zahra Abdi Hersi
Waa sidee dhaqanka Soomaalida ku nool waddamada reer galbeedka


dhibatoyinka haysta dhalinta somaliyeed iyo waxa xalka u noqon kara


fariin kusocota dhalinyarada soomaaliyeed


Baro Dalkaaga Hooyo
by: Abdullahi Mohamed Ahmed "Kullane"


DHOOL BARI KASOO BAXAY ... waa gabay guubaabo u ah bahda ururka waddaniga oo uu tiriyey


WAA MAXAY NABAD?


Ogeysiis ku socda Xubnaha Cusub ee doonaya inay ku soo biiraan UWS


SOMALI NATIONALIST ORGANIZATION (Profile and Background Information)

Ururka waddaniga Soomaaliyeed waxaa lagu dhawaaqay, 15kii May sannadka 2008
All Rights Reserved. Copyright 2008 -- Waddaniga.org
Design by kwwebservice