| Guddiga Warfaafinta ee Ururka Waddaniga Soomaaliyeed |
Guddigaan wuxuu qaabilsan yahay dhinaca Warbaahinta, wuxuu la shaqaynayaa Saxaafadda xorta ah, si uu u soo diyaar iyo waqtiyada warsaxaafadeedka ururka Soo saarayo.
War saxaafadeed kasta uu soo saarayo UWS. Wuxuu ka soo baxayaa Magaalada Toronto, Canada oo uu joogo Xoghayaha Guud iyo AF Hayeenka UWS.
War saxaafadeed ka soo baxa meel kale isla markaana aan ka muuqan Sumadda (Logo) ee UWS. waa been abuur
Guddigaan waxay kaloo gacan ka geysanayaan Wargeyska Waddaniga (Waddaniga Press) oo dhawaan soo bixi doona. Guddigaan wuxuu kaloo qayb weyn ka qaadan doonaa qaban qaabada soo saarista Radio Waddani iyo TV-ga Waddaniga.
Guddiga Warfaafinta ee UWS. Ilaa hadda waxaa la shaqaysa wariyeyaal ay ka mid yihiin:
1- Suleeqa Maxamud Qabowsade Boosaaso
2- Axmed Aadan Ibrahim (Sadaam) : Mogadisho ------- xogsheeg.com
3- Abdirizak Jama (Black Yare) Mogadisho
4- Maxamed Hassan Waasuge; Mogadisho
5- Cabdinuur Maxamed Carab (Haji Carab) ---Hargeysa -- xogsheeg.com
6- Ahmed Mohammed: Toronto, Canada
7- Hassan Abdi “Yeey” South Africa
8- Fu’aad Deeqsi: Nairobi ------ Kenya
9- Abdi Fatah Ali Aden: Nairobi ------ Kenya
Jago Wariyenimo oo Bannaan
UWS. Wuxuu raadinayaa weriyeyaal ka howlgala xaruumaha soo socda:
1- BeledWeyne: Hiiraan
2- Galkacyo: Mudug
3- Burco: Togdheer
4- Baydhabo; Bay
5- Kismayo: J / Hoose
6- Addis Ababa: Ethiopia
7- Jabuuti: Djibouti
8- Jeddah: Saudi Arabia
9- Kulalambura: Malaysia
10- Abu Dhabi: UAE
11- London, UK
12- Minneapolis: MN USA
13- Sandiago: CA, USA
Haddii aad danaynayso Fadlan soo buuxi Foomka "Online Memebership"
Cali Yaasiin Gurbe: Kampala, Uganda
Guddoomiyaha guddiga Warfaafinta ee UWS.
info@waddaniga.org
aligurbe@waddaniga.org
www.waddaniga.org
|