Xubnaha Golaha fulinta UWS



Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
oo Iftiinkoodii soo xoogeysanayo

Wareysiyo Taxane ah

Ifraax Yusuf oo ah Madax Arimaha Bulshada UWS ayaa waxay soo bandhigeysaa wareysiyo xiiso badan oo ay la yeelanayso

Barnaamijyada iyo Warsaxaafadeedyada Ururka Waddaniga Soomaaliyeed

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Shirka Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka Holland

Latest Videos
# of visitors Since April 2009: 107731
Doorashada Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed 2010


Xafladda Sanad guurada 50aad ee xornimada Somalia oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan


Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanad guurada 67aad ee SYL oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Dimishiiq ee Dalka Siiriya



Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanadguurada 67 aad ee SYL
oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Xaflad Qalinjabin ah oo ay soo
qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Kulan ku saabsan qorshaha Ururka iyo soo dhaweynta xubnaha cusub oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xaflad balaaran oo UWS ay u qabteen
Jaaliyadda Soomaalida ee Suuriya



Dhagayso Fariinta Waddaniga:
qeybtii 1aad.

News Text
Xayeeysiis Bilaash ah
Free Advertisement
Dhamaan ganacsatada, Xawaaladaha, warbaahinta, NGO-yada iyo Ururada Soomaalida la ogeysiinayaa in website-ka UWS uu bixinaayo xayeeysiis Bilaash ah. Haddii aad danaynayso in laguu sameeyo xayeeysiis Bilaash ah fadlan la soo xiriir Ururka Waddaniga Soomaaliyeed.
info@waddaniga.org


Baaq ku socda dhamaan Waddaniyiinta Soomaaliyeed: by Zahra Abdi Hersi

  hiiraan.com
 
kulanka.com
 
dalkanews.com.
 
mogadishutimes.com
 
somalisan.com
 
somalfans.com"
 
mbali.info
 
xogta.com
 Siirada Rasuulka(scw)
 
Altaqwaa.com
 Aflax.Net
 Anasheed.com
 Waaniye.com
 Muslim Kids.com
 Daarul Xadiith.com
 Tawfiiq Masjid.net
 Boqolsoon.com
 Qardhaawi.com
  Mogadis. University
  Somalia University
  Hargeisa University
  Kismayo University
  Malaysia University
  Cairo University
  Makerere University
  Nairobi University
  Khartoum University
AWOOD LA ISKUGUMA FAANO
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)

AWOOD LA ISKUGUMA FAANO?
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)
E-mail: baariyow7@hotmail.com


Waxaanu aad uga xunahay dhibaatada sii kordhaysa ee ka haysata dadka laga tirada badanyahay Somaliya gaar ahaan magaaladda Moqdisho. Waxaa kale oon aad uga xumahay dadka u dhasho Somaliya ee ka haajiray magaaladda Mogdisho taasoo ay sababtay dil, dhac, boob, xidhig, cabudhin, cadaalad la’aan iyo xoog sheegasho lagu hayo dadkaas.

Iyadoo inta joogtaana ay yihiin dad mid walba kan kale waran ay isugu dhiibtay xukuumadda ka jirta Somaliya oo ay noqotay askari, maamul iyo maxkamadiba rabaan in ay xukunka ku barbartan iyagoon kuliyadaha iyo jaamacadna midna ku soo baran xukunkaas oo ay kelyahii ka saareen dadkaas.

Waxaa intaas ka sii daran dadkii laga tirada badnaa oo isugu jira ragga, dumar, caruur iyo waayeelo in intoodii badneyd ay ku sigtaan in ayba badashaan qabiilkii ay lahaayeen si ay u noolaadaan oo ay u helaan wax ay qaataan qabiilada kale.

waxa aynu ognahay oo uusan caad naga saarneen in dad badan oo ka tirsan qabiilada la midib takooro ay dhib kala kulmaan dadka kale oo ay ku dhex noolyihiin, waxaaba taas ka sii daran dhalin yaro isa soo arkootay micnihiin is caashaqay la yiraahdo gabadhii ama wiilkii cidaasi waa "LOOMA OOYAAN" sidaa darteed nama soo galaan sidaana ay ku kala tagaan labii dhalinyaro ee is jeclaa oo mudo soo wadaagay haruubka caashaqa.

Waxa sidaas sameynaya waa waalidkii inaga na dhalay oo looga baahnaa in ay ina faraan wanaaga ayaa ina faraya xumaan iyo midib kala sooc maxaa laga filayaa berito ilmihii yara ee ku bar-baaray midib takoorkaas waxaa laga filaa waa arintaas aan soo sheegay iyo mid ka sii xun oo aan caqliga qofka aanu qaadan karin.


Waxaa la is weydiin karaa dhaqankii hore ee soomaalidu sidee buu ahaa?


Dhaqankii hore ee soomaalidu wuxuu ahaa mid aad u fiican sharafna ku dhex leh umadii hore ee soomaalida dhabta aheed, ma jirin wax la yiraahdo reer hebel iyo waa looma ooyaan balse wey jirtay qabiil wax lagu xaliyo, lakiin sidee aya lagu xalin jiray ayaad is leedahay?

Hadaan ka jawaabo ra'yi ahaan teyda waxaa lagu xalin jiray geed hoostiis oo gartu wey uwada sinaayeen dhaama qabiilda soomaaliya oo idil oo ma jirin kanaa qabiil xoogan ka dhashay iyo kanaa ka dhashay qabiil liita, balse awoowayaasheek waxay ahaayeen dad ku dheer wadanimada oo soomaalida oo idil wey u sineed xaga cadaalad oo kii danbi leh waxaa lagu qaadi jiray danbigii uu galay haduu doono ha ka dhasho qabiil awood leh ama ha ka dhasho qabiil aan laheen awood oo wey uwada sinaayeen dhinaca cadaalada.

Marka waxaa iga su'aala dhalinyarooy miyaan aheen anaga dhalintii uu wadan keenu sugayo inuu ka saaro bur-burka iyo qabyaalada iyo cadaalad darada?................ Walaahi baan ku dhaartee dhalinyarooy cid aan anaga ahen wadankii ma sugayo haday maskaxdaad ku jirto wadan ka waxaa madaxweyne u ah nin hebel iyo wuxuu taagan yahay heer aan wax laga qaban karin? Waad qaldan tahay oo waxaad taagan tahay quus loomana baahna in aad quusato ee waxaa lagaaga baahan yahay in aad yeelato ad adeeg iyo inaad la soo baxdo dhiifoonaan iyo wax qabad, oo dhawaaqaagu wuxuu gaarayaa meel dheer calqigaaguna waa wax tar maantadaan la joogo.

Waxaan hadalkeyga ku soo gaba gabeenayaa dhalinyarooy aynu gacma is qabsano waayoo horaa loo yiri "Gacmo Wada Jir Bey Wax Ku Gooyaan" sidaa darteed dhalinyarooy aaynu tashano oo ka kacno hurda aynu ku jirno mudo badan oo an ayareen ayaynu hurdo ku jirnay balse maanta waa doorkeenii aynu anaga laheen aynu dhacsano xaqeenii intaa waa iga talo.
Wixii an saxo waxay ka ahaadeen ala xagiisa, wixii aan qaldana waxay ka ahaadeen naftayda iyo sheydaan.

Wa bilaahi toofiiq
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)
E-mail: baariyow7@hotmail.com

Inta Qof Akhrisay: 73

OGEYIIS, OGEYSIIS;
waxaa soo baxay Wargayska
CODKA WADDANIGA
Baar Waddaniga.org Kaliya
Online Membership Soomaali Map
Profile-ka Ururka
Dastuurka Ururka ...


Xubnaha Sanadka

UWS wuxuu magacaabay xubnaha Sanadka 2008 - 2009


Waaxda Waxbarashada

Halkaan kala soco Barnaamijyada waaxda Waxbarashada

Waaxda Warfaafinta UWS
Waaxda Qorshaynta UWS
Waaxda Gargaarka UWS
Waaxda Maaliyadda UWS


Hambalyo Sanadguurada 50 naad ee Madaxbanaanida Somalia July 1, 1960 - 2010


HAMBALYO SANAD GUURADA 50aad EE JUNE 26 (1960 – 2010)


Dood cilmiyeed loogu magac daray “Doorka aqoonyahanka iyo bad baadinta dalka iyo dadk


Hees loo tiriyey UWS
waxaana Sameeyey Abdullahi Maxamed Axmed (Kullane)


MAXEY TAHAY DANTA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


AWOOD LA ISKUGUMA FAANO
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


Doorka Dhalinta & Arimaha Cakiran ee Dalka


MA LA DABARGOYN KARAA QABIILKA IYO QABYAALADDA?
WQ: Yuusuf-bile Cabdi Maxamed


Beentii ayaa Rumowday!
by: Zahra Abdi Hersi


Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?
by: Zahra Abdi Hersi


QURBO WAA QARAN DUMIS !


Waddani iyo Wadaniyad
WQ: Maxamed Mosul


Zahra Abdi Hersi
Waa sidee dhaqanka Soomaalida ku nool waddamada reer galbeedka


dhibatoyinka haysta dhalinta somaliyeed iyo waxa xalka u noqon kara


fariin kusocota dhalinyarada soomaaliyeed


Baro Dalkaaga Hooyo
by: Abdullahi Mohamed Ahmed "Kullane"


DHOOL BARI KASOO BAXAY ... waa gabay guubaabo u ah bahda ururka waddaniga oo uu tiriyey


WAA MAXAY NABAD?


Ogeysiis ku socda Xubnaha Cusub ee doonaya inay ku soo biiraan UWS


SOMALI NATIONALIST ORGANIZATION (Profile and Background Information)

Ururka waddaniga Soomaaliyeed waxaa lagu dhawaaqay, 15kii May sannadka 2008
All Rights Reserved. Copyright 2008 -- Waddaniga.org
Design by kwwebservice